Dalalkii ugu horeeyey oo u dabaaldegay bilowga Sanadka cusub ee 2020 (Sawirro)

Qaar ka mid ah dalalka caalamka oo uu ka bilowday sanadka cusub ee 2020ka ayaa waxaa ka dhacay dabaaldegyo lagu soo dhoweynayao curashada sanadka cusub. Magaalooyinka Kula-Lumpur, Seol, Sydney, Auckland iyo Pyongyang ayaa ka mid ah meelaha sida weyn looga dabaaldegay sanadka cusub ee 2020. Fagaareyaal ku yaalla magaalooyin ka mid ah dalalka dhaca bariga … Continue reading Dalalkii ugu horeeyey oo u dabaaldegay bilowga Sanadka cusub ee 2020 (Sawirro)